Saturday, May 18, 2024

Dowlada Sweden oo soo bandhiheysa Maanta Maalgalinta Macalimiinta Gaarka

0
Dawladdu Sweden ayaa maanta soo bandhigaysaa laba maalgelin miisaaniyadeed oo loogu talagalay tallaabooyinka taageerada ee dugsiga si loo helo jawi dugsi oo ammaan ah...

Dad badan oo shaqo la’an ku ah Sweden mudo dheer

0
Dad aad iyo aad u tiro badan ayaa bilaa shaqo ah muddo dheer. Dhawaan 200,000 oo qof oo Iswiidhan jooga ayaa bilaa shaqo la'aan...

Dooda Xisbiyada Sweden oo noqotay Qaxootiga iyo Amaanka

0
Dood shalay uga qabsoontay xarunta baarlamanka hoggaamiyeyaasha xisbiyada ayey ku soo ban dhigeen aragtiyadooda kala duwan ee xaaladda dalku ku sugan yahay. Doodda oo ey...

Sweden Sadax Bil ka badan oo la sugayo goobaha Caafimaadka..

0
Dalka sweden waxaa hoos u dhacay goobaha caafimaadka iyo sida bukaanka uu ku helayo qaabilaad caafimaad oo deg deg ah taasi oo laga helayo...

Faafaahin laga helayo labada qof ee lagu toogtay magaalada Göteborg..

0
iyadoo magaalada Göteborg lagu toogtay labo qof ayaa wararka laga helay booliska waxay sheegayaan in labadaasi qof laga siidaayay dhanka isbitaalka. Sida ay sheegayaan booliska...

Xisbiga Liberalka Sweden oo ku Baaqay Mamnuucista Xijaabka ee Dugsiyada Sweden

0
Xisbiga Liberalka gaar ahaan Robert Hanna oo xisbigaasi u matala dhanka Barlamaanka ayaa sheegay in ay tahay in Hablaha dhigta Dugsiyada Sweden laga Mamnuuco...

Dowlada Sweden oo Qorsheeneysa in Lacagta loo kordhiyo Tuulooyinka Baadiyaha Ah.

0
inkastoo Shaqooyinka iyo dhaqaalaha ugu badan ee Dalka Sweden laga helo Magaalooyinka waaweyn ee Dalka Sweden hadana Dowlada ayaa qorsheeneysa in tuulooyinka baadiyaha ah...

Sweden Sharciyo Cusub oo laga bilaabayo Goobaha uu ku badan yahay Xanuunka Coronavirus

0
Laga bilaabo Oktoobar 19, waxaa jiri kara sharciyo cusub oo ku saabsan fayraska loo yaqaan 'corona virus'. Xeerarka Cusub maahan kuwa laga bilaabayo wadanka oo dhawan...

Annie lööf oo ku baaqday in labo todobaad la xiro xarumaha ganacsiga iyo maqaayadaha

0
Gudoomiyaha Xisbiga Center-ka, Annie Lööf, ayaa ugu baaqday dowlada inay xirto xarumaha ganacsiga, maqaayadaha iyo goobaha jimicsiga mudo labo ilaa seddex isbuuc ah si loo...

Qof lagu toogtay Magaalada Örebro

0
Sida uu ku waramayo Booliska Magaalada Örebro Waxaa halkaasi lagu toogtay Qof kaasi oo u dhintay toogashada loo geestay. booliska oo helay digniin toogashada dhacday...