Home News in English Sweden oo Musaafurineysa 3 Sano jir ku dhashay Dalka

Sweden oo Musaafurineysa 3 Sano jir ku dhashay Dalka

0

Dowlada Sweden ayaa Musaafurin karta Tim oo Saddex sano jir ah kuna dhashay Dalka Sweden sida uu qoray Aftonbladet.

Dowlada ayaa horay go’an uga gaartay in Hooyada dhashay Tim aysan qaadi karin masuuliyada markaasi oo Qoys kale loo dhiibay.

Hada Maxkamad ku taalla Brösarp oo ka tirsan Skåne ayaa xukuntay in Hooyada dib loogu celiyo Dalka Nigeria oo kasoo jeedo waxana sidoo kale Macquul ah in Tim oo 3 sano jir ah isla la raaciyo.

Sandra Persson oo ah Qoyska hayay Tim ayaa joornalka Aftonbladet la wadaagay dhacdadan.

Dalka Sweden waxaa jira sharci dhigaya in Maxkamada Raacdo waxa caruurta u roon lakin hada Maxkamada ayaa raacday go’anka laanta socdaalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here