Thursday, October 22, 2020

Lena Hallengren ” Dowlada waxay dooneysaa Sharciyo Cusub in ay soo kordhiso”

Dowladu Sweden ayaa rabta in ay soo kordhiso sharci cusub. Sharciga ayaa awood u siiyaa dowladda inay yareyso xuquuqda dadka ee ah inay si...

Norway oo laga helay 35 nuuc oo Coronvirus ah

Illaa iyo hadda, intii lagu jiray xaalada Corona 35 nooc oo kala duwan oo ah coronavirus ayaa laga helay Norway, waxaana 26 ka mid...

Raiisel Wasaaraha Armenia oo diiday Wada-hadalka uu garwadeenka ka yahay Ruushka ( Maxaa soo...

Dadaalada diblumaasiyadeed ee lagu joojinayo colaadda u dhaxeysa Armenia iyo Azerbaijan ee ku saabsan gobolka la haysto ee Nagorno-Karabakh ee Azerbaijan ayaa waji cusub...

Faransiiska oo Dalkiisa ka saaraya 231 Qof oo Ajaanib ah

Faransiiska ayaa isku diyaarinaya in uu daliisa ka saaro 231 ajaanib ah oo ku jira liiska dawladeed ee looga shakisan yahay caqiidooyinka diimeed ee...

Norway oo Lix sano Xabsi ah ku Xukuntay Nin Kufsaday Xaaskiisa Shan jeer (Layaab)

Nin kasoo jeeda Waqooyiga Noorweey oo 40 jir ah ayaa lagu xukumay lix sano oo xarig ah ka dib markii uu kufsaday xaaskiisa shan...

Armenia iyo Azerbaijan oo Saacado gudahood ku Jabiyay Xabad joojinta Cusub ee Gobolka Nagorno-Karabakh

Armenia iyo Azerbaijan ayaa midba midka kale ku eedeeyay inuu jebiyay xabad joojinta bani'aadamnimo ee cusub oo ku saabsan colaadda ka taagan xadka Nagorno-Karabakh. Xabad joojinta ayaa...

Armenia iyo Azerbaijan oo ku heshiiyay xabad joojin cusub oo Nagorno-Karabakh ah

Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ay isku raaceen Sabtidii shalay xabad-joojin cusub oo bina-aadamnimo laga bilaabo saqbadhkii (2000 GMT) dagaalka ka socda Azerbaijan...

Faransiiska oo lagu gawracay Macalin ardaydiisa tusay Sawir laga sameeyay Nabi Muxamed NNKH

Booliska dalka Faransiiska ayaa afar qof u soo xiray dilka macallin taariikhda dhiga oo xalay lagu gowracay meel u dhow magaalada Paris ee caasimadda...

Wasiirada Arimaha Dibada ee Belgian iyo Austrian oo laga helay Corona

Wasiirka Arimaha Dibada ee Austria Alexander Schallenberg iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Belguim Sophie Wilmes ayaa labaduba laga helay COVID-19, waxay si gooni gooni...

Madaxweyne Erdogan oo ku dhawaaqay Gaas kale oo dheeraad ah oo laga helay Bada...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Sabtidii sheegay in Turkiga uu ka helay badda Madow 85 bilyan oo mitir kuyuub oo gaas dabiici ah. Raadinta...