Saturday, June 22, 2024

Labo Nin oo Weerar ka geysan Lahaa Sweden oo Germalka lagu qabtay

0
Sida ay shaaciyeen Warbaahinta Dalka Germalka labo nin oo kasoo jeeda Dalka Afganistan ayaa lagu qabtay dalkaasi kuwaasi oo qorsheenayay in ay weerar ka...

Darawalo Taksiilayaal ah oo Qarka u Saaran in laga Ceshto Kaarka Wadista ”4000 oo...

0
ku dhawaad 4000 oo taksiile ah ayaa qarka u saaran in laga ceshto Sharciga Wadista ee Taksiyada kadib markii ay Dowlada ku soo rogtay...

Migrationsverket: Tirada Qaxootiga iska dhiibtay Sweden oo hoos u dhacday Mar kale

0
Tirada Qaxootiga iska dhiiba Dalka Sweden ee helay sharciga Wadanka ayaa mar kale hoos u dhacday iyadoo gaartay halkii ugu hooseeyay ilaa sanadkii 2000...

Stockholm: Meydka 37 Sano Jir laga Dhex helay Boorso, Dad loo qabtay

0
Nin 37 jir ah ayaa meydkiisa la helay Värmdö oo ka baxsan Stockholm, Meydka ninkan ayaa  waxa uu ku jiray boorso waddo u dhow...

Germalka oo Qorsheenaya in Qaxootiga la geeyo Dal Kale

0
Iyadoo Dalka Taliyaaniga uu heshiis la gaaray Dalka Albania kaasi oo dhigaya in Qaxootiga la geeyo Dalkaasi isla markana ku maraan Kiisaskooda waxaa taasi...

Dalalka Ruushka, Iran iyo Shiinaha oo Bada Cumaan ka Sameeyay Dhoolatus

0
Ruushka ayaa sheegay in koox ka mid ah maraakiibtooda dagaalka ay gaareen dalka Iran si ay uga qeyb qaataan dhoolatusyada Iran iyo Shiinaha ee...

Stockholm: 4 Qof oo lagu Xiray Magaalada Tyresö Kuwasi oo Qorsheenayay Falal Argagixiso

0
Hay'ada Nabad Sugida Wadanka Sweden ayaa Afar Qof ku Xirtay Magaalada Tyresö kuwaasi oo loo heesto Falal Argagixiso Sida ay sheegtay Säpo. Labo kamid Afarta...

Labo Qof oo loo Xiray Qaraxyo ka dhacay Göteborg

0
Labo Qof oo looga Shakisanyahay Labo Qarax oo ka dhacay Magaalada Göteborg ayaa lagu Xiray Halkaasi Sida uu Qiray Joornalka Göteborg Post oo kasoo...

Dab Weyn oo ka kacay Magaalada Norrköping

0
Dab weyn ayaa xalay ka kacay dhismo warshadeed oo Norrköping ku taalla sida uu qoray wargayska Aftonbladet. Waxaana dumay qeybo kamid ah dhismaha Sida laga...

Caalamka: Kooxda Xuutiyiinta oo Duqeysay Markab uu leeyahay Mareykanka

0
Xuutiyiinta ayaa Arbacadii shalay duqeeyey Markab Xamuulka qaada oo marayey meel 50 mile u jirta xeebta dalka Yemen. Gantaalada nooca ridada dheer ayaa la sheegay...