Xisbiga Socialdemokrat-ka oo dib ula wareegay kursi uu ka qaatay SD
STOCKHOLM, Sweden — Xisbiga Social Democrats ayaa dib ula wareegay kursi baarlamaanka ah oo uu hore uga lumiyay xisbiga Sweden Democrats.
Sidaas awgeed, kursiga ayaa...
Natiijada Doorashada Sweden oo Maanta Lagu Dhawaaqayo Marka la Tiriyo Codadka Harsan
Stockholm: Maanta oo Arbaco ah ayaa Sweden ka bilaabanaysa tirinta qayb ka mid ah codadkii doorashada ee aan lagu darin natiijadii hordhaca ahayd.
ATirada codadkan...
Nin dhallinyaro ah oo lagu dhaawacay weerar mindi ah oo ka dhacay Oslo
Booliska Oslo ayaa sheegay in nin dhallinyaro ah lagu dhaawacay mindi kadib dhacdo ka dhacday deegaanka Mortensrud ee Oslo.
Sida ay booliisku sheegeen, ninka ayaa...
Wararka Ugu Danbeeyay Doorashada Sweden, Mucaaradka oo Wali Hogaaminaya Natiijada Codadka
Natiijada ku-meelgaarka ah ee doorashada Sweden ayaa muujinaysa in xisbiyada mucaaradka ay si yar uga horreeyaan xisbiyada TIDÖ, iyadoo boqolkiiba 95 codadka la tiriyey....
Mucaaradka oo Hogaaminaya Doorashada Sweden Xili ay Dhici Karaan Isbedello
Tirinta codadka doorashada Sweden ayaa habeenkii oo dhan ahayd mid aad isugu dhow. Saacaddu markay ahayd 05:08, xisbiyada mucaaradka ayaa haystay 176 kursi, halka...
Trump iyo Putin oo ka wada hadlay soo afjaridda dagaalka Ukraine
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, isagoo u sheegay inuu doonayo in si degdeg ah loo...
Ku Dhawaad 1,000 duulimaad oo UK ah oo la baajiyay kaddib cilad farsamo
London, UK — In ka badan 1,000 duulimaad ayaa lagu baajiyay garoomada diyaaradaha ee Britain, kaddib cilad farsamo oo ku timid nidaamka maaraynta duulimaadyada...
Sweden oo Maxkamad soo taagtay Hooyo Ku Eedeysan Guurka Caruurteeda
Sweden: Maanta waxaa dalka Sweden ka bilaabatay maxkamadeynta hooyo lagu eedeeyay inay gabadheeda oo 14 jir ah u guurisay nin 20-meeyo jir ah, xilli...
Garoonka Oslo oo la xiray, duulimaadyo badan oo la baajiyay sababo la xiriira shaqo-joojin
Oslo, Norway — Garoonka diyaaradaha Gardermoen ee ku yaalla meel ka baxsan caasimadda Oslo ayaa la xiray subaxnimadii hore ee Axaddii, kadib markii ay bilaabatay...
Weerar loo adeegsaday Seef oo ka dhacay School ku yaalla Dalka Sweden
Västerås, Sweden — Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii nin dhalinyaro ah oo seef watay uu weerar ka...












