In ka badan 850 arday ayaa ka maqnaaday iskuullada Sweden kadib fasaxii xagaaga, iyadoo degmooyinku aysan weli ogeyn halka ay carruurtu ku sugan yihiin,...
Kadib ku dhawaad 40 bilood oo uu sugayay go’aan ku saabsan cusboonaysiinta deganaanshihiisa, Suuriyaan lagu magacaabo Anas Khalousi ayaa helay go’aan lagu diiday codsigiisii,...
Bas ay saarnaayeen ku dhowaad 30 qof ayaa ku rogmatay waddada qaranka ee 25-ka (riksväg 25), meel u dhow magaalada Växjö ee gobolka Kronoberg,...
Hay’adda Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa sheegtay in codsiyada lagu dalbanayo gunnada dib-u-noqoshada ikhtiyaariga ah ay si weyn u kordheen intii lagu jiray 2026, kaddib...
STOCKHOLM: Laga bilaabo 1-da Oktoobar, waxaa Iswiidhan dhaqan galay sharciyo cusub oo ku saabsan socdaalka, kuwaas oo taabanaya isu keenista qoysaska, qaabilaadda dadka magangelyo-doonka...
Heerka shaqo la’aanta ee Sweden ayaa bishii Agoosto gaaray 8.7%, taas oo ka dhigtay dalka saddexaad ee ugu sarreeya heerka shaqo la’aanta ee Midowga...
Stockholm, Sweden: Maxamed Xuseen ayaa muddo 26 sano ah aaminsanaa inuu yahay muwaadin Swedish ah. Wuxuu haystay baasaboorka Sweden, lambar shakhsiyeed (personnummer), wuxuuna ka...
Guddoomiyaha gobolka California, Gavin Newsom, ayaa saxiixay sharci cusub oo si rasmi ah u aqoonsanaya Ciidul-Fidriga iyo Ciidul-Adxaa gudaha gobolka.
Sharciga cusub, oo loo yaqaan...
In ka badan laba toddobaad ayaa ka soo wareegay doorashadii baarlamaanka Sweden, balse weli waxaa muuqata in dhismaha xukuumad cusub uu adkaanayo.
Xisbiyada mucaaradka ayaa...
Sahamin cusub oo laga sameeyay Iswiidhan ayaa muujisay in codbixiyeyaasha xisbiyada bidixda iyo cagaaran ay doorbidayaan in la gaaro heshiis siyaasadeed oo lagu dhiso...














