Thursday, July 25, 2024
Dowlada sweden ayaa Qorsheeneysa in la adkeeyo Sharuudaha lagu qaato Dhalashada Dalka Sweden Sida ay sheegtay Wasiirada Socdaalka Maria Malmer Stenergard. Sharuudaha Dowlada ay Dooneyso Waxaa kamid ah. Mudada lagu Qaatyo Dhalashada Sweden in laga dhigo 8 sano halka maanta Wadamada...
Raisal Wasaaraha Dalka Denmark ayaa lagu qaaday Weerar Qacan qaad ah xili ay ku jirtay Nolosheeda Caadiga Ah. Nin 39 Sano jir ayaa Weerar Gacan-qaadka u geestay xili ay soo aaday Dukaan si ay u dukaameysato. Booliska Denmark oo xiray ninka...
Taliyihii ciidanka Israa’iil ee ka dagaalamaya magaalada Gaza ayaa ku biiray saraakiisha sare ee Israa’iil oo xalay is casilay, Waxaa uu qirtay inuu ku guuldareystay inuu ilaaliyo khatarta ay kala kulmayaan marinka Qasa, ayna guul ka gaaraan dagaalka mudada 8...
Maanta oo Arbaco ah waxaa Bilaabatay Doorashada Xubnaha Sweden ee u matalaya Barlamaanka Midowga Yurub. Doorashada ayaa la filayaa in lasoo Xiro 9 June iyadoo inta ka horeyso ay Dadka dhiiban karaan Codadkooda. Caasimada Stockholm Goobo Badan ayay Dowlada dhintay Sanduuqyada...
Qofka Sameesaya Akoon Baraha Bulshada ayaa lagu xirayaa sharuud ah inuu isticmaalo kaarkiisa Aqoonsiga si looga fogaado in la sameesto Akoono Fake ah Sida ay shaacisay Madaxda Xisbiga Socialdemokraterna. Magdalena Andersson ayaa ka hadashey Qorshaha Cusub ee Xisbigooda ayay ku...
Sida uu Xaqiijiyay Booliska Dalka Sweden ku dhawaad 20 Qof ayaa lagu xiray Halka uu ka socda Tartanka Eurovision. Dadka la xiray ayaa Qalaase ka waday Goobta uu ka socda Tartanka Eurovision iyagoo muujiyay sida ay taageero ugu muujinayaan Dadka...
Sharci Cusub oo awood siinaya Booliska Dalka Sweden ayaa ka bilowday Dalka kaasi oo dhigaya in baaritaan lagu sameeyo Qof kasta hadii Booliska u baahdo iyadoo laga Shakin. Goobaha sida aadka uu Sharcigan uga Shaqeenayo waxaa kamid ah Meelaha ay...
Magaalada Södertälje waxaa lagu xiray Aabe looga shakisanyahay dilka labadiisa Caruur kaasi oo Xabsiga ladhigay. Falka Dilka ayaa dhacay Arbacadii lasoo dhaafay Markaasi oo dadka deegaanka ay Booliska ku wargaliyeen Dilka labada Caruur. Booliska oo goobta gaaray  ayaa u tagay Labo...
Soomaalida dalka Sweden ayaa aad u hadal hayey dhacdo la xiriirta wiil Soomaaliyeed oo xaaskiisa oo uur lahayd ku dilay magaalada Örebro oo 100 mayl galbeed ka xigta caasimadda Stockholm. Nin Soomaali ah oo la yiraahdo Maxamed-Amiin Cabdirisaaq Ibraahim oo...
Shirkadaha Kacay ama Qasaaray ee Dalka Sweden ayaa sii kordhaya Tirada Sanadkii hore Sida ay Muujineyso Warbixin ay soo saartay Shirkada Syna. ku dhawaad 2,784 Shirkadood ayaa Qasaaray Bilowga Sanadkan ama Saddexdii Bilood ee lasoo dhaafay Waana boqolkiiba 59 marka...