Monday, May 6, 2024
Beesha Caalamka, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqul Insaanka ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa’iil ay ku dishay in ka badan 193 qof oo sugayay inay helaan gargaar cunto oo degdeg ah waqooyiga Gaza. Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in...
Qof ayaa laga helay magaalada Skärholmen ee koonfurta Stockholm isagoo qaba dhaawacyo Rasaas ah, sida ay booliisku ku soo qoreen boggooda internetka. Dhoor qof oo kamid ah Dadka Deegaanka ayaa Toogashada la wadaagay Booliska iyadoo intaasi kadib goobta uu falkaasi...
Adnan Jama, oo 20 jir ah, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ah iyadoo loo haysto dil iyo isku dayo dhowr ah oo ka dhacay magaalada Rågsved ee magaalada Stockholm sannadkii hore, sida ay ku warrantay warbaahinta. Waxa uu marka hore...
Xisbiyada ku jira Dowlada Sweden ee hada dhisan ayaa shacbiyadooda waxay noqotay mid aad u kacda marka la eego Rayi'uruurintii u danbeesay ee la sameeyay. Raadiyadaha Dowlada oo sameeyay Rayi'uruurin ayaa muujineysa in ay korortay Shacbiyada ay heesteen Dowlada ilaa...
Tirada Magan-galyo doonka Yurub ee Sanadkii 2023 ayaa gaartay halkii ugu sareesay sida lagu cadeeyay warbixin dhawaan lasoo saartay. Warbixinta ay soo saartay Hay'ada u qaabilsan dhanka Magangelyo-doonka Yurub ee AUAA ayay ku sheegtay in Tirada Qaxootiga ee Sanadkii 2023...
Dowladda Faransiiska ayaa bilowday qorshe cusub oo ay baasaboor iyo degenaasho ku siineyso dadka ajnebiga ah dibeda dalkaas jooga. Qorshahan cusub oo ay dooneyso inay kusoo jeedato dadka leh xirfadaha shaqo iyo dadka dhaqaalaha leh ee maalgashiga sameyn kara ayaa...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rajaynayo in xabad joojin ku meel gaar ah la gaaro colaada Qasa isniinta soo socota. Hakinta colaada ayaa la rajaynayaa inay timaado iyadoo maalmo uun ka dhiman yihiin bilashada bisha barakaysan ee...
Booliska Sweden ayaa ka hortagay tiro dambiyo culus ah,waxana ay xireen in ka badan 30 qof sida uu dhigayo sharci cusub oo u ogolaanaya booliiska in ay dhagaystaan ​​dadka iyaga oo aan si dhab ah uga shakin in ay dambi galeen. "Waxay khusaysaa dambiyada sida qorsheynta dilka...
Xildhibaanad ka tirsan Norway oo lagu magacaabo Hadia Tajik ayaa ku baaqday in la ganaaxo waalidka caruurtiisa uga soo taga dalka dibadiisa isla markana halkaasi u geeya qaab dhaqan celis ah. Xildhibaanada ayaa hadalkan sheegtay kadib markii uu talafashinka Dalkaasi...
Nin da'diisu tahay sodon jir ayaa shalay boolisku ku toogtay magaalada Sundsvall . Shantii fiidnimo ee shalay ayaa ciidamo booliis ah oo roondo ah waxa ay tageen guri ay degganaayeen ka dib markii la soo sheegay in uu muran ka dhashay. Halkaa waxay kula kulmeen...