Natiijo xasasi ah oo kasoo baxday baarista kiiska madaxweyne BIDEN
Waaxda caddaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay in madaxweyne Joe Biden uu gurigiisa si “ula kac ah” ugu haystay dukumiintiyo sir ah oo ay dawladdu...
Wararkii Ugu Danbeeyey Xaaladda Marinka GAZA oo kasii dartay
In ka badan 350 oo qof ayaa ku dhintay kumannaan kalana waxay ku qasabtay in ay guryahooda ka barakacaan, kaddib marki ay ciidanka Israa’iil...
Finland oo yeelatay Dowlad garabka Midig ah, Xaalka Qaxootiga oo adkaanaya
madaxa xisbiga isbahaysiga Finland, ayaa maanta ku dhawaaqay dawlad cusub oo dalkiisa laga dhisayo , oo ka kooban afar xisbi oo uu ku jiro xisbiga midigta fog ee...
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Finland oo ku dhawaaqay Dowladiisa Cusub
Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Finland Petteri Orpo ayaa fiidnimadii Khamiista ku dhawaaqay in dowladda cusub ee Finland ay diyaar tahay, lana soo bandhigi doono...
Finland oo ku biireysa NATO Maalinta Bari Ah
Finland ayaa xubin rasmi ah ka noqon doontaa NATO Talaadada bari ah Sida maanta la Shaaciyay
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa ku dhawaaqay...
Doorashada Finland oo maanta bilaabatay, Xisbiyada hogaanka u haya oo lasoo bandhigay
Maanta Finland waxaa ka bilowday Doorasho Saacadu markay ahayd 09.00 ayaa goobaha codbixinta laga furay dalka oo dhan.
Ilaa 4.5 milyan oo Finnish ah oo...
Barlamaanka Midowga Yurub oo Haa ugu Codeeyay Heshiiska Cusub ee Magangalyodoonka
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka.
Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa...
Finland oo ugu horeysa Wadamada ugu Farxada badan Adduunka
Dalka Iswiidan ayaa markii ugu horeysay dhowr sano ka dib ku soo baxday liiska dadka ugu farxada badan aduunka.
Wadamada Waqooyiga Yurub ayaa weli ah...
Barlamaanka Turkiga oo Ansixinaya Codsiga Finland ee ku biirista NATO
Baarlamaanka Turkiga ayaa qorsheynaya inuu ansixiyo codsiga NATO ee Finland ka hor inta aan la gaarin doorashada bisha May, sida ay sheegeen laba sarkaal...
Sweden oo Noqotay Dalka ugu Xun Dalalka Scandinavian-ka Dhanka Musuq-maasuqa
Dalka Iswiidan ayaa dib uga dhacay qiimeynta sanadlaha ah ee la dagaalanka musuqmaasuqa ee Transparency International.
Dalkan ayaa kaalinta shanaad ka galay Singapore,waxana uu hoos...