Home Wararka Finland Finland oo ku biireysa NATO Maalinta Bari Ah

Finland oo ku biireysa NATO Maalinta Bari Ah

0

Finland ayaa xubin rasmi ah ka noqon doontaa NATO Talaadada bari ah Sida maanta la Shaaciyay

Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa ku dhawaaqay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Brussels ee Dalka Beljimka.

– Kani waa toddobaad taariikhi ah. Berrito waxaan soo dhawaynaynaa Finland inay noqoto xubinta 31-aad ee NATO, ayuu yidhi Stoltenberg sida uu sheegay Svenska Yle.

Finland iyo Sweden ayaa aad u daneenaya ku biirista NATO kadib weerarka Ruushka uu ku qaaday Ukraine.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here