Home Wararka Maanta Nin Xaaskiisa ku dilay xaafada Hisingen ee Magaalada Göteborg

Nin Xaaskiisa ku dilay xaafada Hisingen ee Magaalada Göteborg

0
Foto: Johan Nilsson / TT

Nin ayaa Xaaskiisa ku dilay xaafada Hisingen ee magaalada Göteborg ee Dalka Sweden sida ay warbaahinta sheegtay.

Booliska ayaa subaxnimadii hore loogu yeedhay guri ay deggan yihiin labada lamaane. Markii ay booliisku yimaadeen, haweeneyda ayaa laga helay guriga iyadoo dhaawac ah. Markii dambe waxay ku geeriyootay isbitaalka.

Naagtan ninkeeda isna guri buu ku sugnaa xiligaasi Waxaana isla goobta lagu xiray isaga kadib tuhun la Xiriira inuu Dilka ka danbeeyay.

Ninkan ayaa sidoo kale la sheegay in uu dhaawac soo gaaray mudada uu Falkaasi gaysanayay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here