Wednesday, April 24, 2024
Sida ay shaaciyeen Warbaahinta Dalka Germalka labo nin oo kasoo jeeda Dalka Afganistan ayaa lagu qabtay dalkaasi kuwaasi oo qorsheenayay in ay weerar ka geestaan Dalka Sweden. Booliska Germalka ayaa marka hore qabtay nin 23 Sano jir ah oo qorsheenayay...
ku dhawaad 4000 oo taksiile ah ayaa qarka u saaran in laga ceshto Sharciga Wadista ee Taksiyada kadib markii ay Dowlada ku soo rogtay Sharuudo adag oo aysan ka bixi karin Darawalada taksiilayaasha ah. Sharuudaha waxaa kamid ah in Darawalada...
Tirada Qaxootiga iska dhiiba Dalka Sweden ee helay sharciga Wadanka ayaa mar kale hoos u dhacday iyadoo gaartay halkii ugu hooseeyay ilaa sanadkii 2000 sida ay sheegtay Dowlada Sweden. Sanadkii hore tirada Dadka iska dhiibay wadanka ayaa ka hoos martay...
Nin 37 jir ah ayaa meydkiisa la helay Värmdö oo ka baxsan Stockholm, Meydka ninkan ayaa  waxa uu ku jiray boorso waddo u dhow isagoo waxyeelo jirkiisa ka muuqdaan Dhowr maalmood booliska ayaa baarayay waxa ku dhacay Ninkan Booliska ayaa...
Iyadoo Dalka Taliyaaniga uu heshiis la gaaray Dalka Albania kaasi oo dhigaya in Qaxootiga la geeyo Dalkaasi isla markana ku maraan Kiisaskooda waxaa taasi mid lamid ah bilaabaya Dalka Germalka. Maamulada ka dhisan Dalka Germalka ayaa Dowlada Dhexe ee Wadanka...
Ruushka ayaa sheegay in koox ka mid ah maraakiibtooda dagaalka ay gaareen dalka Iran si ay uga qeyb qaataan dhoolatusyada Iran iyo Shiinaha ee gacanka Cumaan iyo badda Carabta. Wakaalada wararka ee Iran IRNA ayaa sheegtay in dhoolatusku uu bilaaban...
Hay'ada Nabad Sugida Wadanka Sweden ayaa Afar Qof ku Xirtay Magaalada Tyresö kuwaasi oo loo heesto Falal Argagixiso Sida ay sheegtay Säpo. Labo kamid Afarta Qof ayaa loo heesta Qorsheenta Weeraro Argagixiso oo ka dhaca Dalka Sweden taasi oo keentay...
Labo Qof oo looga Shakisanyahay Labo Qarax oo ka dhacay Magaalada Göteborg ayaa lagu Xiray Halkaasi Sida uu Qiray Joornalka Göteborg Post oo kasoo baxa Magaaladaasi. Sida uu Sheegayo Joornalka Labada Nin kamid ah ayaa looga Shakisanyahay inuu ka danbeeyo...
Dab weyn ayaa xalay ka kacay dhismo warshadeed oo Norrköping ku taalla sida uu qoray wargayska Aftonbladet. Waxaana dumay qeybo kamid ah dhismaha Sida laga soo xigtay adeegga badbaadada, si buuxda looma hubo in ay dad ku sugnayen dhismaha markii...
Xuutiyiinta ayaa Arbacadii shalay duqeeyey Markab Xamuulka qaada oo marayey meel 50 mile u jirta xeebta dalka Yemen. Gantaalada nooca ridada dheer ayaa la sheegay inay Xuutiyiinta ku duqeeyeen Markabkan lagu magacaabo True Confidence oo ah nooca qaada xamuulka, kaas...