Tuesday, October 6, 2026

Xildhibaan kale oo ka tirsan Xisbiga Vänsterpartiet oo Shaqadiisa iska Hakiyay

0
Axmed Cabbaas Cumar, oo ka tirsan Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet), ayaa si ku-meel-gaar ah uga hakaday shaqadiisa siyaasadeed kadib markii la ogaaday in magaciisu ku...

Xildhibaan Mohamed Abdulkadir Ali oo Shaqadiisa Barlamaanka la Hakiyay Sida ay Xaqiijiyeen Xisbiga Vänsterpartiet

0
lSTOCKHOLM, Sweden — Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ayaa sheegay in xildhibaan la doortay oo ka tirsan xisbiga, Mohamed Abdulkadir Ali, uu hakiyey bilaabashada xilkiisa baarlamaanka,...

Sharciyo cusub oo adkeynaya mideynta qoysaska oo dhaqan gelaya 1-da Oktoobar 2026

0
Stockholm — Laga bilaabo 1-da Oktoobar 2026, waxaa Sweden ka dhaqan geli doona xeerar cusub oo ku saabsan mideynta qoysaska, kuwaas oo ay ku...

Mataano Somali ah oo Loo Musaafurinayo Dalkooda Xili Waalidkooda Aysii Joogayaan Sweden

0
STOCKHOLM, Sweden — Laba mataano ah oo lagu kala magacaabo Alia iyo Abdinjiib ayaa la qorsheynayaa in laga masaafuriyo Sweden loona diro Soomaaliya 22-ka...

Xisbiga Bidixda oo ka gaabsaday faallo ku saabsan tuhunnada musuqmaasuqa doorashada

0
Xisbiga Bidixda ee Iswiidhan ayaa sheegay inuusan maanta wax faallo ah ka bixin doonin tuhunnada la xiriira wax-is-daba-marinta doorashada ee ku saabsan sida xildhibaan...

Nin ay 15 Jeer Ku Dhacday Kaamirada Xawaaraha ee Gaariga oo Maxkamad ay go’an...

0
Stockholm, Sweden: Nin afartameeyadiisa ku jira ayaa lagu helay inuu galay 15 xadgudub oo xawaare ah waddooyinka E14 iyo 87, inkastoo uu sheegay inuusan...

Dood Siyaasadeed oo ka Dhalatay Mohammed Abdikadir oo Barlamaanka Sweden Kasoo Galay Dalarna

0
Doorashadii Maxamed Cabdulqaadir Cali, oo 30 jir ah, loogu doortay xildhibaan baarlamaanka Sweden isagoo matalaya xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ee gobolka Dalarna, ayaa dhalisay dhaliilo...

Mohamed Abdukardir Ali oo Taariikh Cusub Dhigay isagoo ku biiray Barlamaanka Sweden

0
Stockholm, Sweden: Maxamed Cabdulqaadir Cali, oo 30 jir ah, ayaa ku guuleystay inuu Baarlamaanka Sweden ka galo Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) kadib markii uu gobolka...

Khilaaf Siyaasadeed oo Ka Dhex Qarxay Garabka Midig ee Sweden Kadib Doorashadii

0
Khilaaf ayaa ka sii xoogaystay garabka midig ee siyaasadda Sweden kadib doorashadii, iyadoo gudaha xisbiga Dimuqraadiyiinta Sweden (SD) ay ka taagan tahay caro la...

Xisbiga Bidixda ee Germalka oo Hogaaminaya Doorashada Berlin, Elif Eralp oo Taariikh Dhigeysa

0
Xisbiga Bidixda (The Left Party) ee Jarmalka ayaa Axaddii u muuqday inuu ku sii jeedo guul taariikhi ah oo uu kaalinta koowaad kaga galo...