Home News in English Dooda Xisbiyada Sweden oo noqotay Qaxootiga iyo Amaanka

Dooda Xisbiyada Sweden oo noqotay Qaxootiga iyo Amaanka

0

Dood shalay uga qabsoontay xarunta baarlamanka hoggaamiyeyaasha xisbiyada ayey ku soo ban dhigeen aragtiyadooda kala duwan ee xaaladda dalku ku sugan yahay.

Doodda oo ey qeyb ka ahaayeen dhammaan hoggaamiyeyaasha siddeedda xisbi ee xubnaha ku leh baarlamanka, marka laga reebo Nyamko Sabuno oo iyadu aan xubin ka ahayn baarlamanka ayuu matalayay xildhibaan Johan Persson oo ka tirsan xisbiga L.

Waxyaabihii doodaha dhaliyey ayey ka mid ahaayeen dhaqaalaha degmooyinka, soo glootiga, toogashooyinka iyo kooxha dembiyada isku baheeysta, caafimaadka, cimilada, caqabadda ka aloosan waqooyi bari ee dalka Suuriya iyo waxyaabo kale.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here