Home Wararka Caalamka Qofka Samesanaya Akoon Baraha Bulshada oo Sharuud lagu xirayo,

Qofka Samesanaya Akoon Baraha Bulshada oo Sharuud lagu xirayo,

0
Foto: Jonas Ekstromer / TT

Qofka Sameesaya Akoon Baraha Bulshada ayaa lagu xirayaa sharuud ah inuu isticmaalo kaarkiisa Aqoonsiga si looga fogaado in la sameesto Akoono Fake ah Sida ay shaacisay Madaxda Xisbiga Socialdemokraterna.

Magdalena Andersson ayaa ka hadashey Qorshaha Cusub ee Xisbigooda ayay ku sheegtay in loo gudbiyo Barlamaanka Yurub si looga fogaado in qofka uu isticmaalo wax ka badan hal Akoon.

Xisbiga SD ayaa lagu xantay inuu isticmaalay akoono badan oo dhanka baraha bulshada isagoo halkaasi ka baahiya warar dacaayado ah oo uu ku kasbaday taageero badan.

Qorshaha Cusub ee Xisbiga ayaa noqonaya mid saameyn ku yeesha Dadka ku jira barahaha bulshada ee leh akoonada badan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here