Home Wararka Caalamka 20 Qof oo lagu xiray halka uu ka socdo Tartanka Eurovision

20 Qof oo lagu xiray halka uu ka socdo Tartanka Eurovision

0
Foto: Jonas Carnesten/Sveriges Radio

Sida uu Xaqiijiyay Booliska Dalka Sweden ku dhawaad 20 Qof ayaa lagu xiray Halka uu ka socda Tartanka Eurovision.

Dadka la xiray ayaa Qalaase ka waday Goobta uu ka socda Tartanka Eurovision iyagoo muujiyay sida ay taageero ugu muujinayaan Dadka Falastiin uguna soo horjeedaan Dowlada Israel.

Booliska Sweden oo kaa shaanaya Booliska Norway iyo Denmarka ayaa aad u sugaya Amaanka halka uu ka socda Tartanka.

Dadka Qaar ee Qalaasaha waday ayaa booliska u geestay hadalo Aflagaado ah sida uu booliska ku sheegay Warbixintiisa.

Somaliska Malmö

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here