Home Wararka Caalamka Sharci Cusub oo Booliska Awood siinaya oo Sweden ka bilowday

Sharci Cusub oo Booliska Awood siinaya oo Sweden ka bilowday

0
Foto: Annika Byrde / NTB

Sharci Cusub oo awood siinaya Booliska Dalka Sweden ayaa ka bilowday Dalka kaasi oo dhigaya in baaritaan lagu sameeyo Qof kasta hadii Booliska u baahdo iyadoo laga Shakin.

Goobaha sida aadka uu Sharcigan uga Shaqeenayo waxaa kamid ah Meelaha ay ka dhacaan Toogashooyinka iyo Dilalka.

Hanaanka Cusub ee Dowlada bilaabeyso ayaa ah säkerhetszoner ama visitationszoner iyadoo Baaritaan kadis ah laga Sameenayo Awooyinka qaar.

Shacabka qaar ayaa Sharcigan ku tilmaamay Mid halis ah madama Baaritaan lagu Sameenayo Qof aana danbi geysan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here