Home Wararka Caalamka Doorashada Xubnaha Barlamaanka Sweden ee Yurub oo Bilaabatay

Doorashada Xubnaha Barlamaanka Sweden ee Yurub oo Bilaabatay

0

Maanta oo Arbaco ah waxaa Bilaabatay Doorashada Xubnaha Sweden ee u matalaya Barlamaanka Midowga Yurub.

Doorashada ayaa la filayaa in lasoo Xiro 9 June iyadoo inta ka horeyso ay Dadka dhiiban karaan Codadkooda.

Caasimada Stockholm Goobo Badan ayay Dowlada dhintay Sanduuqyada Codadka ee Doorashada iyadoo Dadka qaarkood ay maantaba bilaabeen.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here