Sunday, April 28, 2024

Migrationsverket oo go’an ku gaartay in Dalka laga Tarxiilo labo Wadaad oo kale

0
Laba qofood oo kale oo ka mid 6 qofood oo ay soo qabatay hay’adda Nabad Sugidda Sweden ee Säkerhetspolisen ama Säpo. ayaa lagu wadaa...

Shirkada Turkish Airline oo soo bandhigtay Taariikh-da ay bilaabeyso duulimaadka yurub

0
Calan-sidaha Turkish Airlines (THY) ayaa ku dhawaaqday inay duullimaadyo toos ah ka bilaabayso 16 magaalo oo ku kala firirsan 6 dal oo Yurub ah...

Ilhan ” Waan isku darnaa Somaliga iyo Swedhishka Mararka Qaar ”

0
Inta badan ardayda Brandkärrsskolan waxay ku hadlaan af-soomaali iyo iswiidhish. Ardayda aan weli baran iswidhishka waxay kaalmo ka helaan ardayda labada luuqadood ku hadasha -...

Mobilada oo laga Mamnuucayo Iskuulada Hoose iyo Dhexe ee Sweden

0
Waxaa la filayaa in dugsiyada hoose/dhexe ee dalkan Iswiidhan ay gebi ahaanba Mamnuucaan aaladaha mobilada ee ardayda sida ku cad soo jeedinta xisbiyada dowladda...

Baaris lagu sameenayo Sharciga Imtixaanka Luuqada ee Qaadashada Dhalashada Sweden oo lasoo bandhigay

0
Baaris ayaa iminka loo saarayaa sidii loo caddeeyn lahaa shuruudaha qofka laga doonayo inuu ka gudbo imtixaanka luuqadda iyo hab nololeedka bulshada, si uu...