Home News in English Guryaha Suuqa Madow lagu Kireeyo oo Hab Cusub looga hortagayo Sida ay...

Guryaha Suuqa Madow lagu Kireeyo oo Hab Cusub looga hortagayo Sida ay sheegtay Dowlada Sweden

0
Foto: johan Nilsson

Habab kala duwan oo suuqa madow ah ayaa lagu kireeyaa guryaha Dalka Sweden taasi oo dowlada aysan raali ka aheyn.

Sida dowlada shaacisay waxaa jira hab cusub oo dowlada kaga hortageyso guryaha suuqa madow lagu kireenayo waxaana durba dowlada magacaabeysa baare loo xilsaaray arintan.

Dowlada ayaa dooneysa inay sameyso diiwaangalin guryaha la kireeyo si loo ogaado kuwa ku nool gurgasi iyo tilaabooyin kale oo dheer ah.

Maanta, ilaa 157 000 oo guri ayaa waxaa degan dad aan ka diiwaan gashaneyn halkaas, taasoo u dhiganta ku dhawaad ​​10% guryaha la kireeyo

Dowlada ayaa horay u soo saartay sharciyo kala duwan kuwaasi oo ah kuwa looga hortagayo guryaha sida sharci darada loo kireeyo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here