Home Wararka Maanta Ilhan ” Waan isku darnaa Somaliga iyo Swedhishka Mararka Qaar ”

Ilhan ” Waan isku darnaa Somaliga iyo Swedhishka Mararka Qaar ”

0
Photo/SVT

Inta badan ardayda Brandkärrsskolan waxay ku hadlaan af-soomaali iyo iswiidhish. Ardayda aan weli baran iswidhishka waxay kaalmo ka helaan ardayda labada luuqadood ku hadasha – oo ay ku jirto turjumaada casharrada.

Ilhaan iyo Sacdiya waxay ku hadlaan af-iswiidhish iyo af-soomaali labadaba. Waxay baranayaan Ingiriisi iyo inay ku hadlaan luqado badan oo horay uga faa’iideysteen.

– Waxa ugu wanagsan waa in aad ku hadasho luuqado kala duwan, marka aynu inta badan haysano Ingiriisi way fududaanaysaa in la fahmo, ayay tidhi Sadia Abdulkadir oo dhigata fasalka saddexaad ee Brandkärrsskolan.

Ilhaan waxay ku dhalatay Soomaaliya, waxayna timid Sweden iyadoo jirta hal sano.

– Waxaan filayaa in luqadda iswiidhishka ay aad ugu fududahay in la qoro. Mararka qaarkood Ingiriiska wuu yara adag yahay in la qoro, laakiin si fiican ayay iigu socotaa arintaasi, ayay tidhi.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here