Home Wararka Denmark Dadka Denmark oo ugu badan aduunka qaadashada Talaalka Xili Corona uu ku...

Dadka Denmark oo ugu badan aduunka qaadashada Talaalka Xili Corona uu ku sii kordhayo

0
Photo/ Johan Nilsson/TT

Xaalada Corona ee Denmarka ayaa ah mid sii kordheysa iyadoo Masuuliyiinta Dowlada ay soo rogeen Xayiraado Corona oo maanta bilaabanaya.

Maanta laga bilaabo goobaha Dadweynaha dadka waxaa laga rabaa Basaboorka Corona oo muujinaya in ay qaateen talaalka.

Denmarka ayaa ah Dalka ugu horeeya aduunka ee dadkooda qaateen talaalka iyadoo xaalada Corona ay faraha ka sii baxeyso.

Dowlada ayaa maanta sheegtay in Xayiraado cusub oo dheeri ah in lasoo rogayo hadii xaalada ay sidaasi ku sii socota.

inkastoo Sweden ay meel dhaxaad tahay hada Norway ayaa sidaasi oo kale xaalada Corona waxay tahay mid adag.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here