Home Wararka Maanta Ruushka oo ka hadlay dhibaatada Qaxootiga ee Poland oo lagu eedeeyay

Ruushka oo ka hadlay dhibaatada Qaxootiga ee Poland oo lagu eedeeyay

0
Photo: picture alliance

Maalmihii la soo dhaafay, xaalad Qaxooti adag ayaa ka taagan waxana lagu eedeeyay Belarus iyo Ruushka lakin Ruushka ayaa arintaasi diiday inuu ka danbeeyo.

Ruushka wax lug ah kuma lahan waxa ka dhacaya xadka Belarus iyo Poland” ayuu yiri afhayeenka madaxweynaha Vladimir Putin Dmitry Peskov oo maanta la hadlayay saxafiyiinta.

Falanqeeyaha Belarusiyaanka ah ee Artyom Shraibman ayaa u sheegay Ekot in Ruushku si dadban uga qayb qaadanayo xaaladda isagoo siinaya Belarus taageeradiisa.

Qaxootiga oo kumanaan ah ayaa ku sugan Xadka Belarus iyo Poland iyagoo doonaya in ay soogalaan qeybaha kale ee yurub,

Xadka labada Dal waxaa ku sugan Ciidan Poland ah waxana ay ka hortagayaan Qaxootiga iyadoo yurub inteeda kale ka dalbanaya caawin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here