Home Wararka Maanta Sweden Sharciyo Cusub oo laga bilaabayo Goobaha uu ku badan yahay Xanuunka...

Sweden Sharciyo Cusub oo laga bilaabayo Goobaha uu ku badan yahay Xanuunka Coronavirus

0

Laga bilaabo Oktoobar 19, waxaa jiri kara
sharciyo cusub oo ku saabsan fayraska loo yaqaan ‘corona virus’.

Xeerarka Cusub maahan kuwa laga bilaabayo wadanka oo dhawan waa kuwa Quseeyo goobaha sida aadka uu Xanuunka uga jiro.

Haddii fayraska loo yaqaan ‘corona virus’ uu ku fido meelo badan gobolada dalka Iswiidan
Dadmo walbo waxay go’an ka gaari kartaa xeerkaan Cusub si gooni u ah.

Sharciyada Waxay noqon karaan inaadan bas qaadan, ama aadan aadin dukaamo waa weyn oo dad badani joogaan. Ama booqan guryaha waayeelka.

Sidaas waxa yidhi khabiiro ka tirsan wakaaladda caafimaadka bulshada Talaadadii maanta.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here