Saturday, May 4, 2024

Xisbiyada Sweden oo ku kala kacay Shir looga hadlayay Xalinta Toogashooyinka dhaca iyo Kooxaha...

0
Xisbiyada siyaasadeed ee dalka Sweden oo idil marka laga reebo xisbiga SD ayaa ku kala kacay shir ay ka lahaayeen sida loo xallinayo xasaradaha...

War Hada AH: Xisbiga Sverigedemokraterna oo go’an kasoo saaray ku biirista NATO

0
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa go'ankiisa ku biiriyay in Sweden ay ku biirto NATO iyadoo uu noqonayo xisbiga ugu danbeeyay ee kamid ah kuwa ugu weyn...

Caawa Saacad ayaa dib loo dhigayaa Dalalka Sweden, Norway, Denmark iyo Finland Lasocod Wanaagsan

0
Sanad kasta waxaa dib loo dhigaa xiliga qaboobaha saacad iyadoo waqtiga kulaalaha lagu daro saacad taasi oo ku saleysan cabeenka iyo maalinta oo isbadal...

Doorashada Raisal Wasaaraha Sweden oo Mareysa Isbuucyadii u danbeesay ee Barlamaanka.

0
Toddobaadkan inta lagu guda jiro ayaa la rajeeyneyaa ama la fileyaa iney xisbiyadu heshiis kaga gaaraan ciddii doorashada loo igman lahaa kursiga hoggaanka dalka. Waxaa...

Sweden oo Sheegtay inaysan Buuxin Karin Sharuudaha Turkiga si ay ugu biiraan NATO

0
Dowlada Sweden ayaa markii ugu horeesay Qiratay inaysan Buuxin Karin Sharuudaha Turkiga ee ku aadan ku Biirista MATO. Turkiga ayaa Sweden iyo Finland ka Codsaday...

War Hada Ah Xisbiyada Sweden oo ku heshiiyay in Luuqad lagu xiro Qaadashada Basaboorka...

0
waxaa goor dhow soo gabagaboobey kulan wadahadal uga socday faras magaalaha Stockholm xubno matalayey xisbiyada afarta ee S, MP, C iyo L. Warbixin ay heshay laanta...

Dowlada Sweden oo wax ka badashey Baaritaanka Dadka Qaba Coronavirus

0
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday qorshadeeda baaritaanka coronavirus waxana dowlada soo kordhisay in la baaro qof kasta oo booqday isbitaalka kaasi oo isku...

Tirada Dadka laga Ceshtay Sharciga Deganaanshaha Sanadkan oo lasoo bandhigay

0
Tirokoob ay soo saartay Hay’adda Socdaalka ayaa muujisay in 6,000 oo qof ay ka laabteen degenaanshiyaha Sweden tan iyo bishii Jannaayo ee la soo dhaafay, taasoo...

Migrationsverket-ka oo Hakiyay Go’an lagu Musaafurinayo Qof heestay Diidmo

0
Hay’adda Socdaalka ayaa bedeshay go’aankeedii ahaa in nin loo masaafuriyo Afgaanistaan ​​ka dib markii ay dhaleeceyn uga timid guddiga Qaramada Midoobay ee ka dhanka...

Xisbiga Sverigedemokraterna oo kula tartamaya Labada Garab ee isbaheystay Kuraasta Gudiga.

0
mudo dhoor isbuuc ayaa laga joogaa markii xisbiyada labada dhinac ay kasoo horjeesteen isla markana meesha ka saareen Xisbiga Sverigdemokraterna kaasi oo waayay boosaska...