Home Wararka Maanta Xisbiga Sverigedemokraterna oo kula tartamaya Labada Garab ee isbaheystay Kuraasta Gudiga.

Xisbiga Sverigedemokraterna oo kula tartamaya Labada Garab ee isbaheystay Kuraasta Gudiga.

0

mudo dhoor isbuuc ayaa laga joogaa markii xisbiyada labada dhinac ay kasoo horjeesteen isla markana meesha ka saareen Xisbiga Sverigdemokraterna kaasi oo waayay boosaska uu ku lahaa dhanka Gudoomiyaasha Barlamaanka.

Xisbiga ayaa hada markale waxa uu labada garab kula dagaalamayaa fadhiga Gudiga taasi oo noqoneysa xilal kale oo muhiim ah.

Gudoomiyaha Xildhibaanada ku jira Barlamaanka ee Xisbiga Sverigedemokraterna Mattias Karlsson ayaa sheegay in Xisbiga uu u dagaalamayo Gudoomiyaha Gadiidka iyo gudoomiye ku xigeenka Dhaqanka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here