Thursday, November 20, 2025

Waa imisa Lacagta ku baxda Qofka laga tarxiilo Wadanka Sweden

0
xili wadanka sweden laga masaafuriyo dad kala duwan oo ka kooban kuwa wadanka dambi ka galay iyo kuwa heesta diidmo ayaa qarashka ku baxa...

Dadka Swedishka oo Giriiga loo Fasaxay iyo Sharuudo lagu xiray Safarkooda

0
Dowlada Gariiga ayaa ugu danbeyn shaacisay in wixii ka danbeeya 17 bishan Agoosta ay dalkooda u soo safri karaan Dadka ka imaanaya Dalka Sweden...

Dhimashada Sadax Qof oo Coronavirus laga diiwaangaliyay Sweden

0
tan iyo maalinta jimcada ayaa laga diiwaangaliyay dhimashada sadax qof oo u dhintay xanuunka Corona sida ay maanta shaacisay hay'ada Caafimaadka Dadweynaha taasi oo...

Waxay go’an Sadeen in guurkooda uu ka dhaco Xadka Sweden iyo Norway oo wali...

0
labo kamid ah Lamaanayaasha kasoo kala jeeda Sweden iyo Norway ayaa Arooskooda waxaa hakiyay xaalada Corona gaar ahaan Xadka labada dal ee xiran waxay...

Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay

0
Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay. https://youtu.be/Rd49wV7NJYc  

Sweden oo aan laga diiwaangalinin maanta Dad u dhintay Xanuunka Corona

0
Warka la xiriira Xaalada Corona ee Sweden ayaa ah mid u roon Dhagaha shacabka kadib markii Maanta oo jimco ah aanan wadanka laga diiwaangalinin...

Norrköping:- Xukun laga soo saaray Hooyo dishay Gabadheeda oo 3 sano jir ah

0
ugu danbeyn Maxkamada Degmada Norrköping ayaa Xukun kasoo saartay Hooyo lagu eedeeyay Dilka gabadheeda oo 3 sano jir kaasi oo dhacday bishii january ee...

Norway oo Sharciyo Cusub oo dhanka Socdaalka kasoo saartay Safarada Yurub

0
Dowlada Norway ayaa maanta mar kale sharciyo cusub oo dhanka socdaalka kasoo saartay Xadka ay Sweden la dawaagto waxana Sharciyada kamid ah in Afar...

Dhageyso:- Hooyo Somaliyeed oo Saacad kadib laga qaatay ilmo ay dhashay markaasi

0
Shiikh Xuseen Faarax oo kamid ah imaamada mid kamid ah Masaajida Caasimada Stockholm ayaa ka warameyso hooyo laga qaatay ilo ay dhashay 24 Saac...

Xiliga lagu galo Imtixaanka Jaamacadaha Dalka Sweden oo la balaariyay

0
Dowlada Sweden ayaa maanta balaarisay ama kordhisay xiliga imtixaanka lagu galo Jaamacadaha Wadanka Sweden iyadoo laga dhigay 5 ilaa 8 sano sharciga ayaana dhaqangalaya...