Home Wararka Maanta Taliyaha Booliska Sweden oo ka hadlay Dilalka iyo Rabshadaha ka socda Wadanka...

Taliyaha Booliska Sweden oo ka hadlay Dilalka iyo Rabshadaha ka socda Wadanka ee Kooxaha gangiska u dhaxeeya

0

Taliyaha Booliska Qaranka Sweden Anders Thornberg ayaa ka falceliyay rabshadihii foosha xumaa ee dhawaanahan lala xiriirinayay shabakadaha dambiilayaasha. Qoraal uu soo dhigay bogga booliska ayuu ku sheegay in bulshada ay ka hortagaan arinkan.

Wuxuu qoraalkiisa ku xusay labadii dil ee usbuucii la soo dhaafay ka dhacay Stockholm, wiilka lagu dilay Botkyrka iyo kooxaha dambiilayaasha ah ee isbaarooyinka dhigta Göteborg rabshadihii ka dhacay Malmö Jimcihii ayuu sidoo kale ka hadlay.

Thornberg ayaa sheegay in ay tani tahay “xaalad adag oo booliska ka sameendoono isbadal sidaasi darteed ayuu shacabka ugu baaqay in ay ku soo biiraan hawlgalka booliska.

“marka laga soo tago ciidanka Dalka Ciidanka kale ayuu ku tilmaamay bulshada isagoo ugu baaqay in ay kaalintooda qaataan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here