Tuesday, May 7, 2024

Goormee ayey furmayaan Safarada diyaaradaha tagaya Africa

0
mudo dhoor bilood oo loo xayirnaa Xaalada Coronavirus ee Caalamka ayaa qaar kamid ah Diyaaradaha Caalamka waxay bilaabayaan Safarada qaarkood kuwaasi oo Xanibaad saaran...

Sweden Qofka uu ku dhacay Xanuunka Corona kuma soo laabanayo Markale

0
kadib Shir jaraa'id oo hay'ada Caafimaadka Sweden ay maanta qabatay ayay ku shaacisay in Qofka uu ku dhaco Xanuunka Corona uusan Mar kale ku...

Sweden oo kordhisay mudada lagu qaato Lacagta deynta ee kaarka wadista gawaarida (Körkort)

0
Dowlada Sweden ayaa kordhisay mudada lagu qaadan karo lacagta deynta ee qofka u sahla in uu qaato kaarka wadista gaariga kaasi oo horay dowlada...

Magaalada Eskilstuna Guri ku yaalla oo laga helay Meydka nin 35 sano jir ah

0
Maanta oo Axad ah galinka hore ayaa Magaalada Eskilstuna gaar ahaan dhanka Waqooyi guri ku yaalla waxaa laga helay Meydka nin 35 sano jir...

Sweden oo tarxiishay Qaxootigii ugu horeeyay inta lagu guda jiro Xaalada Coronavirus

0
Dowlada Sweden ayaa tarxiishay Qaxootigii ugu horeeyay ee kasoo jeeda Dalka Afganistan tan iyo markii uu dilaacay Xanuunka Corona sida uu ku waramayo joornalka...

WHO:- Sweden waxay ka mid tahay wadamada yurub ugu qatarta badan Xanuunka Corona

0
Hay'ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa Sweden ku tilmaamtay 11 Dalk oo kamid ah Yurub kuwaasi oo qatar weyn ka jirto marka la eego...

Macalimad loo xiray kufsi ay u geesatay 16 Caruur oo dhigtay goob xanaanada caruurta...

0
ugu danbeyn Maxmada Degmada Kalmar ayaa Xabsi ku xukuntay Haweeney 30 sano jir oo kufsi u geesatay 16 caruur ah oo dhigtay goob Xanaanada...

Sweden oo 10,000 kr ku ganaaxeysa Waalidka aan Caruurtiisa u dirin iskuulka

0
waalid badan oo ku sugan Dalka Sweden ayaanan caruurtooda u dirin iskuulka bilihii u danbeeyay iyagoo ka cabsi qaba xanuunka Corona lakin Dowlada ayaa...

Sweden oo ka hadashey waxa keenay in uu dib u soo kordho Xaruunka Corona

0
Tirada dhimashada corona ee Sweden ayaa mareysa 5 kun iyo 230 dhimasho kadib markii la diiwaan galiyay 21 dhimasho oo cusub La taliyaha gobolka ee...

Sadax bil oo Xabsi ah qofka aan bixin lacagta ganaaxa gadiidka ee Sweden

0
Barlamaanka sweden ayaa lagu wadaa in la hordhigo sharci cusub oo la xiriira ganaax la duldhigo dadka aan bixin lacagta ganaaxa ee gadiidka marka...