Thursday, June 18, 2026

Sweden oo 20 Billion Kr u qoondeesay Caafimaadka iyo Daryeelka Waayeelka

0
Shir jaraa'id oo maanta qabatay Dowlada ayaa lagu shaaciyay Lacag gaareysa 20 billion oo Dowlada ku maamgalineyso Caafimaadka iyo Daryeelka goobaha waayeelka Lacagtaasi iyo...

Rasmus Paludan iyo Kooxdiisa oo Qorsheenaya in Quraanka Kariimka ay ku gubaan Caasimada Stockholm...

0
Sida ay ku waramayaan warbaahinta gudaha siyaasiga Rasmus Paludan oo ku caanbaxay islaam naceybka ayaa qorsheenaya in markale uu rabshado ka sameeyo Sweden gaar...

Rai’sal Wasaaraha Sweden oo ku sugan Germalka isagoo la kulmidoona Angele Markel

0
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan ayaa ku sugan wadanka Germalka halkaasi oo la filayo in uu kulamo kulmo dhigiisa Germalka Angele Markel. Kulanka labada dhinac...

Stefan löfven oo sheegay war u wanaagsan Somalida iyo Ajaanibta kale isagoo ka hadlayay...

0
Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo la hadlay warbaahinta Expressen ayaa wareysiga uu siiyay waxa uu kaga hadlay Xaalada sweden gaar ahaan Kooxaha gangiska...

Jönköping:- Waalid laga qaatay Sadex Caruur Sababo La xiriira Corona

0
Maxkamad ku taalla Degmada Jönköping ayaa gaartay Xukun la xiriira in sadex Caruur ah laga qaato waalidkooda Sababo la xiriir Xanuunka Corona Maxkamada ayaana...

Anders Tegnell:- Talo ku socota Waalidiinta heesta Caruurta ee Sweden ku nool

0
Lagasoo bilaabo Isniintii la soo dhaafay, carruurta iyo dhallinyarada waa in laga baaraa haddii ay qabaan calaamadaha Coronavirus. Anders Tegnell ayaa sidaasi u sheegay...

Sweden 5 Qof oo u dhimatay Xanuunka Corona maanta (Sharciyo la filayo)

0
Shan qof oo kale oo qaba Xanuunka Corona ayaa la xaqiijiyay  inay u dhinteen xanuunna gudaha Sweden, sida lagu sheegay tirakoobkii ugu dambeeyay ee...

Malmö:- Kacdoon ka dhashay Quraanka Kariimka oo lagu gubay Xaafada Rosengård

0
Kadib markii magaalada Malmö kitaabka quraanka lagu gubey maalintii jimcaha ayey dad gaaraya 300 oo qof isugu yimaadeen Amiralgatan iyagoona xayiray gaadiidka iyo isku...

Booliska Sweden oo labo qof u xiray wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay Waqootiga...

0
Booliska Caasimada Sweden ayaa shaaciyay qabashada labo Qof oo lagu tuhmayo dilkii Maalinta Axada ka dhacay Xaafada uplads väby halkaasi oo lagu toogtay wiil...

Taliyaha Booliska Sweden oo ka hadlay Dilalka iyo Rabshadaha ka socda Wadanka ee Kooxaha...

0
Taliyaha Booliska Qaranka Sweden Anders Thornberg ayaa ka falceliyay rabshadihii foosha xumaa ee dhawaanahan lala xiriirinayay shabakadaha dambiilayaasha. Qoraal uu soo dhigay bogga booliska...