Home Wararka Maanta Xanaanada Caruurta ee Örebro oo loo xiray Sababo la xiriira Xanuunka Corona

Xanaanada Caruurta ee Örebro oo loo xiray Sababo la xiriira Xanuunka Corona

0
Terje Pedersen / TT

Degmada Örebro waxay ku dhawaaqday in xanaanada caruurta ee Osteringen loo xiridoono si ku meel gaar ah oo qasab ah, sababta oo ah shaqaale badan ayaa laga helay cudurka virus-ka covid-19, halka qaarkood lagu arkay calaamadaha xanuunka

war-saxaafadeed ay soo saartay Degmada ayay ku sheegtay in dugsiga xannaanada
carruurta ee Oster ee Örebro albaabada loo laabi doono laga bilaabo Talaadada maanta illaa dhamaadka toddobaadkan, iyadoo xustay in go’aanka ay gaareen guddiga xanaanada
.carruurta.

Waxaa jiri doona shaqaale yari sababo la xiriira virus-ka corona ee soo ifbaxaya …”
Waqtigaan la joogo waxaa jira cadaadis xoogan oo lagu hayo xanaanooyinka magaalada
Örebro sababo la xiriira kororka faafida cudurka,” ayey tiri Katarina Arkhag, agaasimaha
. waaxda xannaanooyinka iyo iskuulada ee degmada Örper.

meesha ka saarin inay ku habboon tahay in si ku meelgaar ah loo xiro xannaanooyin
badan oo degmada ku yaal, ama la helo saacado shaqo oo kooban Xiritaanka xanaanada caruurta sidan oo kale waa waxa ugu dambeeya ee aan sameyno”
maxaa yeelay ma heysano waxyaabo kale ama ku keeni karno shaqaale kale Waxaan
u dooneynaa caruurteena jawi aamin oo aaman ah,” ayay tiri

somaliska Örebro

Xigasho/ SVT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here