Tuesday, May 7, 2024

Booliska Sweden oo qof ku toogtay koonfurta Caasimada Stockholm

0
Nin afartan sano jir ah ayaa boolisku toogasho ku dileen degmada Nenishamn, koonfurta Caasimada Stockholm, xalay. Sida ay qortay warbaahinta Sweden. Af hayeenka saxaafada u qabilsan...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Coronavirus ee Sweden iyo tirada la diiwaan galiyay maanta

0
Maanta oo Axad ah ayaana la diiwaan galinin wax dhimasho Korona ah iyadoo Shalay la diiwaan galiyay 20 Dhimasho oo ka dhacday Magaalada Koruna...

Sweden oo kordhisay Xayiraada saaran Safarada dibada ee Midowga yurub ka baxsan

0
Dowlada Sweden ayaa raacday soo jeedinta Guddiga Yurub waxayna sii dheereesay xayiraadda soo gelitaanka safarada ka baxsan Midowga Yurub, ilaa 30ka Juun. Sida ay...

Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka heesta diidmada ee Somaliya iyo Ciraaq kasoo jeeda

0
Wasiirka Caddaaladda iyo Socdaalka ee dalka Sweden, Morgan Johansson, ayaa sheegay in dowladda Sweden ay culeys saari doonto dowladaha Ciraaq, Lubnaan, Iran iyo somaliya...

Dowlada Sweden oo baareysa sida loo go’aamiyo baaritaanka da’da Qofka Qaxootiga ah

0
Dowlada Sweden ayaa horay u soo bandhigtay baaritaan lagu sameeyo qofka Qaxootiga ee iska dhiiba Dalka kaasi oo mararka qaar sheegta da'da uusan isaga...

Migrationsverket-ka oo war kasoo saaray Qaxootiga is dhiibay Sanadkii 2015

0
Hay'ada Socdaalka Sweden ee Migrationsnerket ayaa qoraal ay kasoo saartay Qaxootiga iska dhiibay Dalka sanadkii 2015 ku sheegtay in Dadka is dhiibay badankooda ay...

Stefan Löfven ”Dadka ka shaqeeya goobaha waayeelka waxaan ka bixineynaa lacagta waxbarashada”

1
kadib markii uu qoraal soo dhigay barta Facebook ayuu raisal'wasaaraha Sweden Stefan ku shaaciyay in dowlada bixineyso lacagta waxbarashada ee dadka ka shaqeeya goobaha...

Khilaaf ka taagan tirada Qaxootiga Sweden ka qaadaneyso Midowga Yurub

0
Khilaaf ka dhex jira Xisbiyada ka dhigan Sweden ee ku jira Barlamaanka Khilaafka ayaana salka ku haya tirada Qaxootiga ay sweden ka qaadan karto...

Nyamko Sabuni ” Luuqad halagu Xujeeyo Dadka ka shaqeeya goobaha Dadka waayeelka lagu Xanaaneeyo...

0
Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Nyamco Saboni oo shir jaraa'id Qabatay maanta ayaa dowlada u jeedisay in Sharuud dhanka luuqada lagu xiro Dadka ka shaqeeya Goobaha...

Sweden oo ku dhawaaqday Furitaanka Safarada qaar laga bilaabo 13 june ee bishan

0
kadib shir jaraa'id oo dowlada qabatay maanta ayay ku shaacisay in 13 bisha june ay toos u faranyihiin safarada gudaha dadka aan heysan xanuunka...