Home Wararka Maanta Digniin laga soo saaray Baraf ka da’aya Maanta Gobolada Sweden Qaarkood

Digniin laga soo saaray Baraf ka da’aya Maanta Gobolada Sweden Qaarkood

0

Waaxda Saadaasha Hawada ee Dalka Sweden ayaa maanta soo saartay Digniin heerka 1 aad ah oo la xiriirto Baraf ka da’aya Gobolada qaar ee Dalka Sweden barafkaasi oo gaaraya 2 ilaa 15 CM.

Gobolada Digniinta lagu daray waxaa kamid ah Västerbotten waxana Warbixinta SMHI  lagu sheegay in Barafka uu gaaridoono 20 CM 24 saac ee soo socota.

Gobolada kale ee digniinta laga soo saaray waxaa kamid ah Yamtland, Örebro iyo varmland iyo Gobole kale oo dheeraad ah.

Sweden Waqtiga oo kale waxaa ka bilowda ama ka da’a Baraf xoogan waana waqtiga ugu halista badan ee Shilalka gawaarida dhacaan.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here