Home Wararka Maanta Magaalada Uppsala oo noqotay goobta ugu horeesa ee bilowda sharciyada Cusub

Magaalada Uppsala oo noqotay goobta ugu horeesa ee bilowda sharciyada Cusub

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Haddii fayraska loo yaqaan ‘corona virus’ uu aad ugu faafo
meelaha qaarkood gobolada Iswiidhan waxay soosaaridoonaan sharciyo u gooni ah.

Tani waa sida ay sheegeen khubarada ka tirsan Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ee Iswiidhan usbuucii hore.

Uppsala ayaa noqon doonta Magaalada ugu horeeya oo leh xeerar u gaar ah. Laga bilaabo Talaadada shalay 20 Oktoobar dadka ku nool Uppsala waxay:

• ka fogaanshaha dadka aan ka tirsaneen qoyskaaga

• lama abaabuli karo xaflado sidoo kale lama aadi karo xaflado.

• kuma safri kartit bas ama tareen.

• Raadso daryeel haddii aad u baahan tahay

Xeerarku waxa uu soconayaa ilaa  3 Nofembar.
iyadoo la sii dheereen karo.

Somaliska Uppsala

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here