Home Wararka Maanta Boga Shirkada Amazon oo laga furay Dalka Sweden

Boga Shirkada Amazon oo laga furay Dalka Sweden

0
Foto: Naina HelÈn JÂma / TT

Amazon ayaa furatay bogeeda internetka sweden. Shirkadda Mareykanku waxay wax ku iibisaa internetka. Waxay kasoo shaqeysay dhowr waddan oo kale muddo dheer.

Illaa iyo hadda, dad badan oo iswidhish ah ayaa wax ka iibsaday shirkadda Amazon. dadkaasi oo ku qasbanaaday inay wax ka iibsadaan Amazonta waddamada kale.

Shirkadda Amazon ayaa sheegtay inay boogeda cusub ku iibineso 
150 milyan oo waxyaabo kala duwan barteeda. tusaale ahaan kombuyuutarrada, buugaagta, dharka iyo waxyaabaha carruurtu ku ciyaaraan.

kuwani waa waxyaabaha ka socda shirkadaha
adduunka oo idil. Shirkadaha Iswiidhishku sidoo kale halkaas wax ayey ku iibin karaan lakin Shirkaddu waa inay leedahay
adeegga macaamiisha ee Iswidishka ah.

Amazon waxay adkeyneysaa in dukaamada Sweden
ay shaqeeyaan Taasi waa sida ay leeyihiin khubarada ganacsiga.

Dad badan oo Swedish ah ayaa sheegay
inay qiyaasi karaan inay wax ka iibsadaan Amazon.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here