Home Wararka Maanta Anders Tegnell:- Talo ku socota Waalidiinta heesta Caruurta ee Sweden ku nool

Anders Tegnell:- Talo ku socota Waalidiinta heesta Caruurta ee Sweden ku nool

0

Lagasoo bilaabo Isniintii la soo dhaafay, carruurta iyo dhallinyarada waa in laga baaraa haddii ay qabaan calaamadaha Coronavirus. Anders Tegnell ayaa sidaasi u sheegay waalidiinta ku nool Sweden

– Haddii ilmuhu ka sii daro, uu leeyahay qandho iyo qufac, waxay noqon kartaa in laga wadahadlo nidaamka daryeelka caafimaadka iyo in la baaro caruurta ”

Wakaaladda Caafimaadka Dadweynaha ee Iswiidhan waxay hadda ku talineysaa in carruurta dhigata dugsiga Xanaada Caruurta iyo sidoo kale ardayda dugsiga hoose iyo dugsiga sare laga tijaabiyo haddii ay leeyihiin calaamado Coronavirus ah

dowlada ayaa ku talineysa in Caruurta dareemaya Xanuunka ama Astaamaha Corona lagu hayo guriga isla markana laga hadlo sida qeybta Dareyeelka ay ku wajihi karto arinkan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here