Wednesday, July 23, 2025

Sweden oo Musaafurineysa 3 Sano jir ku dhashay Dalka

0
Dowlada Sweden ayaa Musaafurin karta Tim oo Saddex sano jir ah kuna dhashay Dalka Sweden sida uu qoray Aftonbladet. Dowlada ayaa horay go'an uga gaartay...

Sharciga halaga Celiyo Qofka Booqda Wadankiisa uu dhibaatada kaga soo cararay

0
Xisbiga Moderaterna oo kamid ah Xisbiyada ugu weyn Sweden ayaa soo jeediyay in Sharciga Deganaanshaha Rasmiga laga qaado qofka booqasho ku taga Dalkiisa sida...

Sweden oo dib u soo Celisay Sharciga Lacagta looga Jaro Qofka Maalinta u Horeyso...

0
Dowlada Sweden ayaa Maanta ku dhawaaqday in ay dib u soo Celisay Sharciga Dhigaya in Qofka laga Jaro Mushaharkiisa Maalinta ugu horeysa ee Jirada...

Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka Talaalka qaatay ee ka imaanaya Dalalka Yurub

0
Dowlada Sweden ayaa maaan ku dhawaaqay go'an Cusub oo ku aadan Dadka qaatay Talaalka ee u soo safraya Dalka Sweden Sida ay sheegtay Warbaahinta...

Doorashada Barlamaanka Norway oo soo dhamaatay, Natiijada oo lagu dhawaaqayo

0
Doorashada Norway ee Dhanka Barlamaanka ayaa soo dhamaatay Daqiiqado ka hor iyadoo la xiray sanduuqyada Codeynta Sida uu ku Waramayo NRK. Gudiga Doorashada Norway ayaa...

Migrationsverket-ka Sweden oo kordhiyay Codsiga Deganaanshaha ee Muwaadiniinta Ingariiska

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta Shaacisay in ay kordhisay mudada Dadka Muwaadiniinta UK ku dalban karaan Deganaansha Dalka sida lagu qoray Boga Migrationsverket-ka. 30...

Goormee Hay’ada trafikverket ay Fududeeneysa Helitaanka Imtixaanada Gaari Wadista iyo Teoriga

0
Dowlada Sweden ayaa lagu wadaa in ay qaado Xayiraadaha ka jira wadanka ee Corona 29 bishan iyadoo ay dhici karto in Dadka aan la...

Sweden oo Diyaarineysa Sharci Cusub oo Magdhow lagu siinayo kuwa dhibaatada kala kulmay Talaalka

0
Dowlada Sweden ayaa diyaarineysa Sharci Cusub oo dhigaya in magdhow la siiyo kuwa dhibaatada kala kulmay Talaalka ay ku qaateen Dalka Sweden. Sharcigan Cusub ayaa...

Sharci Cusub: Demmark oo Dhaqan galisay Sharci dhigaya in Ajaanibta Qasab ku shaqeeeyaan

0
Qaar kamid ah dadka soo-galootiga ah ee ku nool dalka Denmark ayaa looga baahan yahay in todobaadkii ay shaqeeyaan 37 saacadood si ay u...

Dadka Ajaanibta oo laga Mamnuucayo Guryo siinta goobaha Qaar

0
Xaalad adag oo sababtay khilaaf ayaa ka taagan Linköping halkaasi oo uu ka dhacay dil argagax ah 25 bishii agoosta. nin 30 sano jir ayaa...