Home News in English Doorashada Barlamaanka Norway oo soo dhamaatay, Natiijada oo lagu dhawaaqayo

Doorashada Barlamaanka Norway oo soo dhamaatay, Natiijada oo lagu dhawaaqayo

0
Foto: Javad Parsa/NTB

Doorashada Norway ee Dhanka Barlamaanka ayaa soo dhamaatay Daqiiqado ka hor iyadoo la xiray sanduuqyada Codeynta Sida uu ku Waramayo NRK.

Gudiga Doorashada Norway ayaa hada bilaabay in ay tiriyaan Codadka iyo Xisbi walbo tirada Codadka uu Helayo iyadoo intaasi kadib lagu dhawaaqayo natiijada.

Caadiyada Tirada Codadka iyo Waqtiga lagu Dhawaaqayo waxay qaadataa ugu badnaan maalin.

Wararka laga helayo Dhanka Doorashada ayaa muujinaya in Raisal Wasaaraha Hada ee Norway Erna Solberg iysan dib u soo laabandoonin.

Xisbiga Shaqaalaha ayaa loo badinayaa in Doorashada uu ugu cad-cadyahay waxana Xisbigaasi hogaaminaya Jonas Gahr Støre.

Nala Socod Natiijada Doorashada.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here