Home Wararka Maanta Doorashada Norway oo bilaabaneysa Maanta, Warbixin ku Saabsan Codeynta Dhaceysa

Doorashada Norway oo bilaabaneysa Maanta, Warbixin ku Saabsan Codeynta Dhaceysa

0
Photo Stian Lysberg Solum / NTB

Norway ayaa saacado kadib waxaa ka bilaabanaya doorashada Dalkaasi iyadoo Sanadkan ay xiiso gooni ah ay leedahay.

lama garanayo Cida ku guuleysaneysa Doorashada dhaceysa iyadoo Xisbiga Talalada oo ay hogaamineyso Erna Solberg halis ugu jirto min meesha laga saaro.

Xisbigan ayaa markooda hore dowlada ku soo dhisay qaab iskaasi ah waxana uu ku dhacay Codeyn uu dhawaan qabtay Talafashinka NRK.

Doorashada ayaa lagu soo dooraandoono Barlamaanka Cusub kadib mudo afar sano ah oo Barlamaanka hada jiray.

Isniin 13 Bisha Sebtember ayaa loo qorsheeyay in Doorashada toos u bilaabato iyadoo goor hore ay dadka qaar cadeeyeen.

Wararkeena ayaa idinkugu soo tabindonaa Xaalada iyo halka Doorashada Wadanka ay mareyso.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here