Home News in English Dadka Ajaanibta oo laga Mamnuucayo Guryo siinta goobaha Qaar

Dadka Ajaanibta oo laga Mamnuucayo Guryo siinta goobaha Qaar

0

Xaalad adag oo sababtay khilaaf ayaa ka taagan Linköping halkaasi oo uu ka dhacay dil argagax ah 25 bishii agoosta.

nin 30 sano jir ayaa halkaasi lagu toogtay waxana baaritaan kadib booliska shaaciyeen in ninkan uu ahaa qof ka tirsan kooxaha gaangiska.

Siyaasiyiinta ku jira Skäggetorp oo ah halka uu dhibka ka dhacay ayaa hada bilaabay in la mamnuuco guryo in laga siiyo dadka ajaanibta ee cusub goobahaasi ay aadka u daganyihiin.

Siyaasiga Elias Aguirre oo ka tirsan Xisbiga S ayaa sheegay in tilaabadan ay tahay mid looga hortagi karo falalka amni ee ka dhacaya deegaanka.

arintan ayaa dood adag ka abuurtay Siyaasiyiinta iyadoo horay sidaan oo kale lasoo jeediyay in Goobaha sida Rinkeby iyo Tensta laga joojiyay kirenta dadka ajaanibta ah si loo siiyo guryo meelo kale ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here