Home Wararka Maanta SD ”waan in saacado Qasab ah Shaqeeyaan Dadka Asalkooda yahay Ajaanibta”

SD ”waan in saacado Qasab ah Shaqeeyaan Dadka Asalkooda yahay Ajaanibta”

0

Xisbiga SD ayaa soo jeediyay Qorshe ama Hindise dhigaya In Dadka Ajaanibta ah ay Shaqeeyaan Shaqooyin Qasab ah si ay u helaan Lacagooyinka Dowlada siiso.

Sharciga Cusub ayaa ah mid Dowlada Denmark ay Shalay Ansixisay kaasi oo dhigaya in Dadka ajaanibta ay Shaqeeyaan 37 Saacadood oo bilaash ah si ay bulshada u dhex galaan una helaan Lacagta Dowlada.

”Waa wax aan Caqli gal Aheyn in Dadka ay Helaan Lacago mudo dheer iyadoo aan jirin Sabab ” Hogaamiyaha SD Jimmie Ã…ksson ayaa sidaasi u sheegay warbaahinta.

Dalka Denmark ayaa soo saara Sharciyo Adag taasi oo marka danbe kaga daydaan wadamada kale ee Scandinavian-ka kuwaasi oo Qaxooti badan ku suganyihiin.

inkastoo uu waqti qaadanayo hadana hadii uu Sharcigan noqdo mid lagu heshiiyo waxay ka dhigantahay in Dad badan Shaqeeyaan Saacado bilaash ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here