Home News in English Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka Talaalka qaatay ee ka imaanaya Dalalka...

Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka Talaalka qaatay ee ka imaanaya Dalalka Yurub

0
Photo/Metro

Dowlada Sweden ayaa maaan ku dhawaaqay go’an Cusub oo ku aadan Dadka qaatay Talaalka ee u soo safraya Dalka Sweden Sida ay sheegtay Warbaahinta TT.

Go’anka Cusub ayaa ku aadan in Qofka qaatay Talaalka heestana Shahaada Talaalka uu imaan karo Sweden isagoo aanan iska soo qaaday Tijaabada Corona.

Wadamada sida North Macedona , San marino Swizerland, Turkiga iyo Ukraine ayaa ku jira waxana dowlada ay sheegay in la balaarindoono Dalalka kale ee la aqoosandoono Talaalkooda.

helitaanka Talaalka Corona ayaa keentay in Dalal badan ay qaadaan Xayiraadaha iyadoo mustaqbalka dhow la ogolaan karo dadka qaatay Talaalka.

Wadamada Yurub ayaa durba sameestay Shahaado la siinayo qofka qaatay Talaalka kadibna uu ku safri karo gudaha wadamada Yurub.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here