Home Wararka Maanta Erna Solberg oo Taariikh ka Sameysay Doorashada Wadanka inkastoo aysan Noqondoonin Raisal...

Erna Solberg oo Taariikh ka Sameysay Doorashada Wadanka inkastoo aysan Noqondoonin Raisal Wasaare

0

Raisal Wasaarihii hore ee Norway Erna Solberg ayaa guul-daro kasoo gaartay doorashadii dhawaan dhacday lakin waxay wadankaasi ka sameesay Taariikh Cusub oo dhacday 100 sano ka hor.

Erna Solberg ayaa noqoneysa Xubin ka tirsan Barlamaanka Norway markeeda 9aad waxana Wadanka ugu danbeesay in Qof Barlamaanka kamid noqdo markiisa 9aad mudo laga joogo 100 sano.

Haweeneydan ayaa Hambalyo cusub u jeedisay Xisbiga Shaqaalaha oo qabanaya Talada Dalkaasi iyadoo sheegtay in ay wali hogaamineyso xisbigeeda.

ugu Danbeyn Xisbiyada cusub ee la wareegaya talada Dalkaasi ayaa la filayaa in ay wax ka qabtaan Shaqooyinka dalkaasi.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here