Home News in English Goormee Hay’ada trafikverket ay Fududeeneysa Helitaanka Imtixaanada Gaari Wadista iyo Teoriga

Goormee Hay’ada trafikverket ay Fududeeneysa Helitaanka Imtixaanada Gaari Wadista iyo Teoriga

0

Dowlada Sweden ayaa lagu wadaa in ay qaado Xayiraadaha ka jira wadanka ee Corona 29 bishan iyadoo ay dhici karto in Dadka aan la talaalin ay la kulmi karaan Xayiraado gaar ah Sida uu sheegay khabiirka cudurrada faafa ee gobolka Anders Tegnell.

Furitaankaasi dowlada ay wado ayaa fududeen karta in isbadal lagu sameeyo dhanka Hay’ada Gadiidka iyo imtixaanada ay qaado sida kuwa Teoriga iyo imtixaanka gaari wadista.

Maanta Qofka doonaya in uu Teoriga galo Ama imtixaanka aragtida waxaa ku adag in uu helo madama Saddexda kursi labo la fadhiisto isla markana la baneeyo midka dhexe.

Hadii Xayiraadaha meesha laga saaro waxaa fududaaneysa in Xaalada ku soo laabato sidii hore isla markana ay dadka helaan imtixaano waliba qaab fudud.

Ugu Danbeyn sida xaalada maanta ku socota waxaa dhici karta in waxyaabaha qaar lagu xiro Talaalka Corona

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here