Home Wararka Maanta Booliska Norway oo loo ogolaaday Hubka Corontoda ku shaqeeyo

Booliska Norway oo loo ogolaaday Hubka Corontoda ku shaqeeyo

0
Photo: Heiko Junge / NTB scanpix

Booliska Dalka Norway ayaa loo ogolaaday isticmaalka Hubka Corontada ku shaqeeyo Sida ay ku warameyso Warbaahinta NRK.

Hubka ayaa lagu waday tijaabo mudo labo sano ah waxana ugu danbeyn booliska Norway loo ogolaaday in ay isticmaali karaan.

Nuuca Hubka ku shaqeeya Corontada ayaa loo isticmaala Dadka iyadoo qofka marka lagu dhufto ka qaadeysa awooda si booliska ugu fududaato qabashadiisa.

Go’anka Dowlada ayaana yimid iyadoo 13 bishan ay dalka ka dhaceyso Doorasho Cusub.

ugu Danbeyn Booliska ayaa isticmaalaya Hub Coronto oo awood ahaan gaaraya 1200 Volt.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here