Friday, April 26, 2024

Dadka Dhawaan Noqonaya Beeshinka oo loo kordhiyay Waqti ay galayaan..

0
Waxaa la kordhiyay sanadka qofka uu ku galayo waayeelnimada iyadoo saro loogu qaaday halsano iyo bar taasi oo ka dhigan in aad sii Shaqeyso...

Xaafada Kista ee Waqooyiga Stockholm oo lagu toogtay labo Qof.

0
siday ay sheegeen booliska magaalada Stockholm waxaa xaafada Kista ee ku taalla waqooyiga bari ee Stockholm lagu toogtay labo Qof. Abaaro 21:25 ee xalay ayaa...

Migrationsverket oo go.an kasoo saaray baaritaanka Da’da ee gabdhaha..

1
iyadoo ay jiraan kiisas kuwaasi oo u xayiran baritaaan la xiriira dhanka da.da ayaa qeybta socdaalka u qaabilsan dalka sweden ee Migrationsverket waxay sheegtay...

Qof meyd ah oo laga helay Nawaaxiga Högsbotorp ee Caasimada Göteborg..

0
Guri ku yaalla Xaafada Högsbotorp ayaa xalay oo jimco ah waxaa laga helay meydka Qof lagu sheegay 30 sano jir. Ehelada Qofkaasi ayaa Booliska u sheegay...

Lix bilood oo xarig ah Qofka aan ku nooleen Hoyga uu Adreska ku yahay...

0
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay adkeyso sharciga la xiriira diiwaan galinta hoyga iyo danbiyada ka dhalan kara arintaasi. Waxyaabaha ugu mihiimsan ee dowlada xooga...