Home News in English Qof meyd ah oo laga helay Nawaaxiga Högsbotorp ee Caasimada Göteborg..

Qof meyd ah oo laga helay Nawaaxiga Högsbotorp ee Caasimada Göteborg..

0

Guri ku yaalla Xaafada Högsbotorp ayaa xalay oo jimco ah waxaa laga helay meydka Qof lagu sheegay 30 sano jir.

Ehelada Qofkaasi ayaa Booliska u sheegay in meydka uu yaalo Guri ku yaalla Xaafada Högsbotorp waxaana bilaabatay baritaan la xiriir dilkaasi.

Meydka qofka la helay ayaa jirkiisa waxaa ka muuqday dhaawacyo hase yeeshee booliska Magaalada ayaa hadalka ku soo koobay in baaritaan uu bilowday.

Maanta oo sabti ah wali ma jirto qof loo xiray dilkaasi ka dhacay Caasimada Göteborg.

Somaliska Göteborg

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here