Friday, May 3, 2024

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo xireysa Xaruumaha qaarkood..

0
Sida ay sheegtay hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket waxaa lagu wadaa in la xiro goobaha lagu qaabilo qaxootiga badankooda. Arinta xiritaanka ayaana timid kadib...

Xisbiga Moderate-ka oo dhaleeceeyay Taageerida Xisbiga Centerka ee Dowlada..

0
Xisbiga moderate ayaa dhaleeceeyay qorshaha Xisbiga Center kaasi oo shalay taageeray qorshaha Dowlada ay sharciga ku siineyso dhalaanka kaligii socodka, Hogaamiyaha Xisbiga moderate Ulf Kristersson ayaa sheegay...

Swedhan Xisbi ku biiray Qorshaha Sharciga lagu siinayo Dhalinayrada..

0
iyadoo dhalinyaro badan oo kaliygii socod ah ay dalka soo gaareen kuwaasi oo badankooda ka yimid dalka Afganistan ayaana qaarkood waxaysan helin sharciga halka...

Socialdemokraterna Sharuudaha lagu barto Luuqada Swidhishka oo la adkeenayo..

0
Xisbiga Socialdemokraterna oo maana shir jaraa.id qabtay ayaa soo bandhigay sharci lagu adkeenayo barashada luuqada swidhiska. Sharuudaha lasoo bandhigay waxaa ugu muhiimsan in qofka aan...

Sharciyo lagu adkenayo Qaxootiga gaara France oo la ansixiyay..

0
Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya xeerarka lagu hago dadka soo galootiga ah. Sharcigan ayaa soo gaabinaya wakhtiga kama...

Germalka Haweeney lagu heesto Sharcisiinta 1200 qof oo Qaxootiga Dalkaasi gaaray..

0
Dalka Germalka waxaa soo ifbaxday mid kamid ah Haweeney ka tirsan Laanta Socdaalka dalkaasi oo sharciga qaab musuq maasuq ah u siisay qaxooti badan...

Maxaa Ku soo Kordhay Sharciga la siinayo Dhalinyarada Sugayay Jawaabtooda 15-ka Bilood..

1
Dowlada Sweden ayaa markale waxay Xooga saareysa Qorshaha sharciga lagu siinayo Dhalinyarada Dalka soo gaaray Sanadkii 2015. Dhalinarada Sharciga la siinayo Ayaa ah kuwa Kaligood...

Dowlada Sweden oo Lacag ku bixineysa Sanadkan Qaxootiga iyo Daryeelka..

0
Dowlada Sweden ayaa soo saartay ula jeedka lacagaha sanadkan iyo meelaha ay ku qarash gareeneyso. Xisbiga hogaanka haya iyo Dowlada ayaa doonaya in sanadkan dowlada...

Sweden Qaxooti ka baxsaday Xaruuntii lagu hayay oo qaarkood la qabtay..

0
Sida ay shaacisay laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket mid kamid ah xaruumaha qaxootiga waxaa ka baxsaday qaxooti lagu hayay. Habeeninadii sabtida waxaa baxsaday 8 ruux...

Sweden oo Go.an kasoo saartay Sharciga Xuduudaha ay kaga xirtay Qaxootiga Dalkeeda imaanaya..

0
Dowlada Sweden oo sanadkii 2015 xirtay Xaduudaheeda ayaa hada soo saartay go.an kale oo ku aadan xaduudaha Xiran. Sweden ayaa sheegtay in Xaduudaheeda ay xirnaandoonaan...