Friday, May 17, 2024

Booliska Norway oo soo Bandhigay Tirada Dadka ay Tarxiileen Sanadkan iyo Wadanka ugu badan..

0
Booliska Dalka Norway oo kamid ah Hay.ada ugu waaweyn Dalka ayaa soo bandhigay tirada Ajaanibta ku sugan Dalkaasi ee sanadkaan tarxiileen. Booliska Norway ee loo...

ku dhawaad 330 Muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay Bada Libiya iyo Taliyaaniga..

0
Sida Somaliska ka heleyso warbaahinta Dalka Taliyaaniga ku dhawaad 330 muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaahiyay bada u dhaxeysa Liibiya iyo Taliyaaniga. 37 qof oo...

Maxaa ku soo kordhay Qorshaha Sharciga lagu siinayo Caruurta kaligood Dalka iska dhiibay..

0
inkastoo dowlada Sweden gaar ahaan xisbiga talada dalka hogaaminaya uu sheegay in uu qaxootiga adkeenayo hadii uu doorashada ku guuleesto markale ayaa dhanka kale...

Migrationsverket oo shaacisay Jawaabaha inta ay qaadanayaan Dhamaadka Sanadkan iyo bilowga sanadka kale..

0
Hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa ka hadashey xaalada Dadka magangalyodoonka kuwaasi oo dalka sweden iska dhiibay isla markana jawaabtooda sugaya waqti dheer. Hay.ada...

Raisal Wasaaraha Sweden oo difaacay go.anka Xisbigiisa ee Sharciyada Qaxootiga lagu adkeenayo..

0
iyadoo xisbiga socialdemokraterna uu dhawaan shaaciyay in uu adkeenayo arimaha soo galootiga ee dhanka qaxootiga ayaa arintaasi waxaa markale la waydiiyay Raisal wasaaraha sweden Stefan...

Maxaa keenay Adkeynta Qaxootiga ee Xisbiga Socialdemokraterna soo saaray..

0
inkastoo siyaasada Qaxootiga dalka ay ku kala duwan yihiin xisbiyada dalka isla markana badankooda kasoo horjeedaan qaabilaada qaxootiga halka qaarkood wataan sharuudo adag oo...

Norway oo bilaabeysa Qalab Robot ah oo go.an ka gaaraya Qofka Qaxootiga isku dhiibay..

0
Dowlada Norway ayaa bilaabeysa mid kamid ah qorshooyin loogu tala galay dadka qaxooti ahaan iskaga dhiibay dalka ee kasoo tagay wadamadooda. hay.ada laanta socdaalka ee...

Akhriso Qodobada lagu adkeenayo Qaxootiga ee Xisbiga Socialdemokraterna soo bandhigay..

0
Waxaa  go.ano adag oo dhanka siyaasada qaxootiga soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna kaasi oo looga bartay horay mid ka duwan go.anada xisbiyada kale. Raisal wasaaraha Sweden Stefan...

In ka badan Sanad oo la sugayo Jawaabaha go.anka Laanta Socdaalka ee Migrationsverket..

0
Saadaashi u danbeesay eey sameesay Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket Go.anka Jawaabaha magangalyadoonka ayaa qaadanaya ku dhawaad 13 bilood oo u dhiganta Sanad...

Migrationsverket Dad badan ayaa ku dhuumanaya Sweden..

0
Hay.ada dhanka socdaalka u qaabilsan Sweden ayaa sheegtay in Dad badan ay ku dhumanayan sweden kuwaasi oo helay Diidmo. laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa...