Home News in English Migrationsverket Dad badan ayaa ku dhuumanaya Sweden..

Migrationsverket Dad badan ayaa ku dhuumanaya Sweden..

0

Hay.ada dhanka socdaalka u qaabilsan Sweden ayaa sheegtay in Dad badan ay ku dhumanayan sweden kuwaasi oo helay Diidmo.

laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa sheegtay in dadkaasi aysan u baahneen difaacid isla markana dalkooda ku laaban karaan.

” Waxay ka tagidoonaan Sweden isla markana ku laabandoonaan Dalkooda lakin qaarkood masameen waxay isku qariyeen dalka ” Per Löwenberg  ayaa sidasi shegtay.

” Maheli heli karno dadkan si dalkooda loogu celiyo ” Per Löwenberg  ayaa intaasi ku dartay hadalkeeda.

mar kasta waxay isku qariyaan dalka lakin hada tirada intaasi way ka badantahay.

Sweden ayaa dib dalalkooda ugu celisa dadka ay u aragto in aysan heysan xuquuq ay dalka ku joogaan ama loo difaaco.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here